Flutter Mobile App
About Course
Flutter waa framework ay samaysay Google oo lagu sameeyo mobile apps, web apps, iyo desktop apps hal code oo keliya. Waxa uu isticmaalaa luqadda Dart si loo abuuro apps degdeg ah, qurux badan, isla markaana ka shaqeeya Android, iOS, Windows, macOS, Linux, iyo webka.
Flutter wuxuu caan ku yahay:
UI qurux badan oo si fudud loo customize gareyn karo
Performance sare
Hot Reload feature oo developer-ka u oggolaanaya inuu si degdeg ah u arko isbeddelka code-ka
Hal mar code loo qoro platforms badan
Waxaa aad u isticmaala developers-ka sameeya apps casri ah sida e-commerce, social media, iyo business apps.
Course Content
Flutter
-
Flutter installation
36:15 -
Flutter Mobile App Development #1
50:34
